Hargaysa 16.Jan 2015 (SDN/QJ)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Maxamed Cilmi Aadan ayaa Xilalkii u Kala Wareejiyay Agaasimihii Hore ee Waaxda Idaacadaha ee Somaliland Siciid Aadan Cige iyo Agaasimaha Cusub ee Wasiir Cukuse u magacaabay Weriye Xasan Maxamed Yuusuf taas oo lagu qabtay Xarunta Wasaarada Warfaafinta ee Caasimada Hargaysa.
Hargaysa SDN/QJ
