Uncategorized

Daawo:Xisbiga Wadani Ayaa Maanta Warsaxafeed Ka Soo Saaray Tabashada Gobalka Awdal Iyo safarkii Madaxwaynaha Ooy Ugu Magac Dareen Safarkii Hilaaca Ama Gaara Bidhaanka

boobe

Hargeisa 22/1/2015(SDN/QJ)Xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa maanta war saxafeed uu ka soo saaray  safarka madaxwaynaha somaliland ku marayo gobalada iyo degmooyinka somaliland iyo tabashada gobalka awdal  waxa saxafada u akhriyey xoghayaha warfaafinta awadani boobe yuusuf ducaale

hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com