Uncategorized

Daawo:Sadexda Xisbi Qaran Iyo Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Kulan Ka Yeeshay Qaabkii Koontaraga Loola Gali Lahaa Shirkada Kaadhka Codbixinta

lahanto

Hargeisa 22/1/2015(SDN/QJ)Sadexda Xisbi Qaran Iyo komishanka Doorashooyinka somaliland ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta komishan doorashooyinka somaliland iyadoo markii kulankaasi laga soo baxay  ay saxafada la hadlen masuuliyiintii sadexda xisbi qaran ka socday

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com