Uncategorized

Duqa Magaalada Hargaysa oo Ka Waramay Mashaariic ay ka Wadaan Goobo Muhiim ah oo ku Yaala Caasimada Hargaysa DAAWO

Hargaysa 03.Feb 2015 (SDN/QJ)- Maayarka Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco ayaa  ka waramay Mashaariic ay dawlada hoose ee Caasimadu ka hirgalinayso Suuqii hore loo odhan jiray Xero dhifta.
Maayarka Caasimada ayaa Sheegay in Mashruucan iyo Kuwo kaleba ay ka Mid Yihiin Qorshaha Sadex Biloodka soo socda ay ku hawl gali doonaan.
Dhinaca Kale Maayarka Caasimada Hargaysa Waxa uu Sheegay inay Sameeyeen Goob Gaadiidka la dhigto oo u dhow dhismaha Golaha Baarlamanka iyo Xarunta Madaxtooyada.

Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com