Uncategorized

Tirada Dhallinyarada ee Ciidanka Boolisku Hargaysa ku Xidh Xidheen iyo Awaamiir Cusub oo lagu dhawaaqay DAAWO

Hargaysa 04.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiir ku Xigeenka amaanka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ay Weheliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Ku Xigeenkiisa oo Si wada Jir ah Warbaahinta ula hadlay ayaa ka waramay Tirada lagu soo qabqabtay Hawlgal ay Ciidanka Boolisku ku soo Xidhxidhayaan dhallinyaro Kooxo Kooxo ah oo Bulshada dhibaato ku haya Waxaa kale oo ay Shaaciyeen Go’aano hor leh oo Ku Wajahan Dhallinyarada .