Uncategorized

“Waa In Garsooruhu Marka uu Go’aan Gaadhayo uu dhawr Jeer Dib u Fikiro” Wasiirka Cadaalada DAAWO

Hargaysa 04.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Xuseen Axmed Caydiid Oo uu Weheliyo Gudoomiyaha Maxakamada Sare Yuusuf Ismaaciil Cali  Ayaa Maanta Shahaadooyin Gudoonsiiyay Sharci Yaqaano  Lagu Tababaray Ku Shaqaynta Arimaha Garsoorka.