Uncategorized

Daawo:Maanta Oo Si Baaldhan Magaalada Hargeisa Looga Xusay Maalinta Afka Soomaliga Iyadoo Guud Ahaan Maantoo Kale Laga Xuso Deeganada Somalida

xus

hargeisa 21/2/2015(SDN/QJ)waxa maanta magal;ada hargeisa laga xusay  maalinta afka soomaliga oo guud ahaan deeganada somalida laga xuso iyadoo xuskani ay ka soo qayb galeen madaxwayne ku xigenka somaliland iyo xubno wasiiro ah

http://www.youtube.com/watch?v=ArOwQfALmWI&feature=youtu.be

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com