
Hargeisa 22/3/2015(SDN/QJ)maayarka caasimada hargeisa ayaa maanta mar xadhiga ka jaraayey wado laga hir galiyey duleedka axmed dhagax ayaa waa uu maayarku uga digay dadwaynaha seestada daafaha magalada ee aan cashuurta ka bixin
https://www.youtube.com/watch?v=Of8cJi-mfgI
Hargeisa SDN/QJ
Concat@somalidiasporanews.com
