Uncategorized

Dareenka ay Bulshada Ceerigaabo ku qaabishay Khudbado ay u Jeediyeen Hogaanka Xisbiga Kulmiye DAAWO

Ceerigaabo 10.April 2015 (SDN/QJ) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo labadii Cisho ee u danbeeyay ku Sugnaa Xarunta Gobolka Sanaag ee Magaalada Ceerigaabo ayaa Maalintii Shalay Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye waxay kala hadleen Xarunta Xisbigaasi ee Magaaladda Ceerigaabo.
https://www.youtube.com/watch?v=lQLXBCnxWro