Hargaysa 13.April 2015 (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistee Waxaa dhawaan ku Geeriyooday dalka Talyaaniga Taliyihii Hore ee Ciidamada Booliska General Cilmi Rooble Fure laguna Aasay Magaalada Boorama.
Marxuun Cilmi Rooble Fure ka sokow inuu ahaa Ciidan hadana waxa uu dhanka kale ka hayay Xilka Suldaan dhaqan oo ay beeshiisu u Cumaamaday.
https://www.youtube.com/watch?v=HqfNzqjvk1g&feature=share
Waxaa kale oo Taliye Cilmi Kabaal lagu Xasuustaa doorkii uu ku lahaa aasaaska Ciidamada Booliska Somaliland
https://www.youtube.com/watch?v=dTPVB-WZ-88&feature=share
