Hargaysa 05.May 2015 (SDN/QJ)- Suladaanka guud ee Somaliland suldaan maxamed cabdi qaadir oo ay wehelinayeen qaar kamida salaadinta kale Somaliland ayaa dhicayada siyaasada Somaliland u soo jeediyay in golaha guurtida lagu tixgaliyo shaqada ay qaranka masuulka uga yihiin iyagoo sidoo kalana ka hadleen arimo la xidhiidha doorashooyinka dalka.
“Wixii Sadexda Xisbi Iyo Komiishanku isla qaateen Waa Halkeeda laakiin Go’aanka u danbeeya Golaha Guurtidaa leh” Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir DAAWO
