London 09.June 2015 (SDN/QJ)- Koritaanka Wacyiga bulshada ayaa Sabab u noqday inaad marar kala duwan maqasho Fanaan Caan ah oo ka Fadhiistay Mihnadiisii faneed,Iyagoo Qaarba daliishada asbaabo u gaar ah inay uga baxeen Ku sii dhex jirista Fanka.
https://www.youtube.com/watch?v=7wgfo2UeC34&feature=share
London SDN/QJ
