Hargaysa 09.June 2015 (SDN/QJ)- Sareeye Guuto Maxamed Cismaan Ibraahim Xudhuun ayaa ka dayriyay Xaalada Xabsiyada Somaliland isagoo sheegay in Jeelasha Hargaysa iyo Mandheera ay yihiin labada qudha ee haatan dhisan isla markaana aanay qaadi karin tirada Maxaabiista Maalin kasta la Xukumo.
Taliye Xudhuun oo ka Hadlayay Munaasibad ay Xilalka kula kala wareegayeen Gudoomiyihii hore ee Maxkamada Sare iyo Gudoomiyaha Cusub ee dhawaan uu Madaxweynuhu u Magacaabay .
https://www.youtube.com/watch?v=J-O59_3ycog
Hargaysa SDN/QJ
