Berbera 17.June 2015 (SDN/QJ)-Garoonkii Diyaradaha Ee Magalada Berbera oo Wasaarada Duulista Hawadu ku doodo Inay Ku Baxday Habayntiisa Malaayiinta Doolar Ayaa Mudooyinkan dabe Waxa uu Hoy U Noqday Xayawaanka Duurjoogta ah Halka Gegooyinka Kale Ee Diyaradaha Ee Gobolada kalena Ay Noqdeen Garoomo Ay Kubada Ku Ciyaraan Caruurtu.
https://www.youtube.com/watch?v=r9ULIMUNX64
