Uncategorized

Doorashadii Dalka Ethiopia Dhawaan Ka Dhacday Oo Nariijadeeda La Shaaciyey

Adis Ababa:June,23,2015(SDN/QJ)-Maalintii shalay, ayaa si rasmi ah loo shaaciyey  Natiijada Doorashadii Guud ee Dalka Ethiopia dhawaan ka dhacday, isla-markaana muddo bilk a badan la sugayey.

shorwWakaalada AFP oo soo xiganayasa GGudoomiyaha gudiga doorashooyinka qaranka  Ethiopia Merga Bekana ayaa shaacisay in xisbiga talada haya ee EPRDF uu ku guulaystay dhamaan kuraastii baarlamaanka dalka Itoobiya.

Xisbiga talada haya ee EPRDF ayaa la sheegay inuu helay 546  iyadoo  halka kursi ee dhimana la sheegay inuu isagu ku guulaysanayo.

Tirada guud ee kuraasta baarlamaanka Itoobiya ayaa ah 547.Waa doorashadii saddexaad ee xisbiga EPRDF ku guulaysto talada dalka tan iyo kolkii xilka laga tuuray taliskii Mengistu Hailemariam.

 

 

SDN/QJ

timo@qurbejoog.com

Contact@somaliasporanews.com