Hargeysa, June 29, 2015 (SDN/QJ) – Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa Ka Hadlay Xaaladda Cakiray Ee Somaliland ka jirta , Digniina U Diray Golaha Guurtida Somaliland oo sheegay inay kahor yimaadeen heshiishkii ay gaadheen Xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadda Somaliland.
Hargaysa SDN/QJ
