Hargaysa 29.July 2015 (SDN/QJ)- Labada Xisbi Mucaarid ee Waddani Iyo Ucid ayaa Maanta Warbixin dhinacyo badan leh ka soo saaray Maxsuulka ka soo baxay Shirkii Isbahaysiga Mucaaridka ee ay kaga arrinsanayeen Xaalada dalka iyo Qabsoomid la’aanta doorashooyinka.

