Laascaanood 26.Oct 2015 (SDN/QJ):- Iyadoo Loolanka Murashixiinta Xisbiga Kulmiye ee Jagooyinka Madaxweyne iyo Ku Xigeen uu marba Marka ka danbaysa Cirka isku Sii Shareerayo ayaa Waxaa Magaalada Laascaanood, xarunta Gobolka sool ka dhacay banaanbax balaadhan oo lau taageerayo Musharaxnimada Dr Saleebaan Ciise axmed Xaglo-Toosiye ee Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Kulmiye.
https://youtu.be/pvN9pXmxo8I
Murashax Saleebaan Ciise Xaglo Toosiye oo Munaasibad Dhoola Tus ah loogu sameeyay Laascaanood DAAWO
