Hargaysa 13.Nov 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo baraha bulshadu ku Xidhiidho ku soo bandhiga Galdaloolooyinka Maamul ee Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbigeeda Kulmiye ayaa ka hadlay Maxsuulka Shirka Golaha dhexe ee Kulmiye laguna Cumaamaday Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Xisbigaas.
Hargaysa SDN/QJ
