Jabuuti,5Jan,2015(QJ/SDN)- Prof Xildhibaan Cabdiqaadir Imaan Aadan oo ka mida Golaha Deegaanka Jabuuti ayaa shaaciyay inuu u tartami doono xilka Madaxweyanimada Jamhuuriyadda Jabuuti, isaga oo ah Murrashax Madax-banaan, isla markaana waxa uu ka codsaday shacabweynaha reer Jabuuti inay taageeraan.
