Balli Gubadle 27. May 2017 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee koonfurta magaalada Hargeysa iyo gobolka Hawd, Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa ka hadlay sida uu u arko dabiibka sheekh Cabdull Xaq, oo ah sheekh mudooyinkii ugu danbeeyay gudaha magaalada Hargeysa ku dabiibayay dad fara badan markii danbana u guuray magaaalada Baligubadle ee xarunta gobolka Hawd.
https://www.youtube.com/watch?v=GoZ0joizkx8
