Hargaysa 21. July 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Sheegay inay u cadahay Guul uu Xisbigiisu ka soo Hooyo Doorashadda Madaxtooyadda ee Somaliland ka dhici doonta 13-ka bisha November ee Sannadkan.
Hogaamiyaha Xisbiga Waddani oo Waraysi siiyay barnaamijka hal adayg ee Ka baxa telefishanka HCTV ayuu kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan siyaasadda Somaliland.
