Hargaysa 21. July 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ oo Mudo dheer soo ahaa Mucaarid haatana aan Weli u Muuqan Muxaafid isagoo ku biiray Xisbiga Kulmiye laguna yaqaan inuu Mawqif cad ka istaago Wixii Madmadow ka galo ayaa si faahfaahsan uga hadlay Sababta uu u bedelay aragtidiisii ahayd in hadii Murankii Xisbigii Ucid lagaga awood roonaado inuu Ku biiri doono Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.
https://www.youtube.com/watch?v=_HM9iBWHAEc&t=25s
