Ceerigaabo 12. August 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo khudbad dhinacyo badan ujeediyey shacabka reer Ceerigaabo ee gobalka Sanaag oo si ballaadhan u soo dhaweeyey, waxaana uu sheegay in isagu aanu Murashax Madaxweyne keliya aanu u ahayn shacabka ku dhaqan deegaanada gobalka Awdalka oo uu ka soo jeedo balse uu sida oo kale uu Murashax Madaxweyne ku xigeen uu u yahay guud ahaan shacabka Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=FTFTQXQPxds
