Hargaysa 20. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa dafiray in uu eed hadda u mariyay xisbiga waddani wakhtigii ololaha waxaanu sheegay Madaxwayne Biixi in uu dhaliilay shakhsiyaad ka tirsan xisbigaasi.
Hadaba halkan hoose ayaanu idiinku soo gudbin doonaa hadal shalay iyo maanta ka soo baxay afka Madaxweyne Muuse Biixi Markii uu Ruclada ugu Jiray Hanashada Kursiga hogaaminta Qaranka iyo Maanta oo uu Madaxweyne yahay.
https://www.youtube.com/watch?v=DRoxvyVJVfU
