Uncategorized

Gollaha Midnimada Qaranka Soomaaliya oo Ottawa looga dhawaaqay(DHEGEYSO)

Ottawa Mar 21,2012(SDN)-Waxa magaalada Ottawa ee dalka Canada lagu soo bandhigay Golle ay ku bahoobeen xubno ka tirsan reer Ottawa oo loogu magac daray Gollaha Midnimada Qaranka Soomaaliyeed.

Fowsiyo Cabdikariim iyo Axmed Maxamed Nuur oo ah labo ka mida xubnaha Gollahan ayaanu ka wareysanay baahida iyo asbaabta keentay in ururkan ay iminka ku dhawaaqaan.

 [mp3player config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/gollaha.mp3]