Uncategorized

Xisiga UCID oo Ummadda reer Somaliland ka tacsiyadeeyay Geeridii Naxdinta Laheyd ee Ku Timi Marxuum Jaamac Koodbuur

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
UCID
Justice and Welfare Party
حزب العداله والرأفة

Date: 06/April/2012

Ujeedo: Tacsi

راجعون اليه وانا انالله

Guddida Fullinta, Golaha Dhexe , Garabka haweenka , Garabka dhalinyarada iyo dhaman taageerayaasha Xibiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID waxay tacsi tiraanyo leh u dirayaan MAXAMED JAAMAC KOODBUUR (SHIINE) geeridii ku timi ALLA ha u naxariistee Aabihii JAMAC KOODBUUR oo xalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Wuxuu xisbigu ilaahay uga baryayaa inuu jannatul fardawsa ka waraabiyo samir iyo iimana saadiqana ka siiyo dhamaan Ehelkii , qaraabadii iyo asxaabti uu ka baxay maruumku.
Aamin Aamin Aamin

Kusimaha gudoomiyaha Xisbiga
Ahna Gudoomiye ku Xigeenka 1aad
MD, AADAN JAAMAC HOORRI