Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
UCID
Justice and Welfare Party
حزب العداله والرأفة
Date: 06/April/2012
Ujeedo: Tacsi
راجعون اليه وانا انالله
Guddida Fullinta, Golaha Dhexe , Garabka haweenka , Garabka dhalinyarada iyo dhaman taageerayaasha Xibiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID waxay tacsi tiraanyo leh u dirayaan MAXAMED JAAMAC KOODBUUR (SHIINE) geeridii ku timi ALLA ha u naxariistee Aabihii JAMAC KOODBUUR oo xalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.
Wuxuu xisbigu ilaahay uga baryayaa inuu jannatul fardawsa ka waraabiyo samir iyo iimana saadiqana ka siiyo dhamaan Ehelkii , qaraabadii iyo asxaabti uu ka baxay maruumku.
Aamin Aamin Aamin
Kusimaha gudoomiyaha Xisbiga
Ahna Gudoomiye ku Xigeenka 1aad
MD, AADAN JAAMAC HOORRI
