Inaalilaahi wa inaailayhi raajucuun:
Haddii aanu nahay jaaliyada reer somaliland ee magaalda bristol waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Cabdirisaaq Ibraahin Kooshin (alpho) oo hooyadii ku geeriyootay dhawaan magaalada hargeysa, ilaahay samir iyo imaan ha inaga siiyo,marxuumadan ilaahy jannad fardoosa ha geeyo.
Aamiin Aamiin
Jaaliayad Bristol
