Uncategorized

Aqoonyahan Aadan Jaamac Kaahin oo ku guuleystay doorashadii degaanka ee xaafada Campbel Park,UK

Milton Keynes Sept 20,2012(SDN)-Waxa maanta lagu dhawaaqay natiijadii tartankii gollaha deganaka ee xaafada Milton Keynes oo ku taal dalka UK oo u tartamayay aqoonyahan Soomaaliyeed oo la yidhaa Daahir Jaamac Kaahin.

Aqoonyahankan Soomaaliyeed ayaa ku guuleystay tartanka waana guul u soo hoyatay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool degmadaa iyo guud ahaan dalka UK.

Guusha ayaa waxa si weyn u hadal haya Soomaalida dalka UK gaar ahaan kuwa ku nool Milton Keynes oo si weyn uga qeybqaatay soo saarida masuulkan.

Hadaanu nahay qurbejoog.com waxaanu xildhibaanka in eebe u fududeeyo masuuliyada dheeri ag ah ee loo doortay.

SDN-Milton Keynes

contact@somalidiasporanews.com