Uncategorized

Qareenka Xamarji:Waxa jira dedaalo maxkamad caalemi ah loogu gudbinayo Xadhiga Masuuliyiinta u xidhan Xukuumada(DHEGEYSO)

Hargeysa Sept 20,2012(SDN)-Qareenka masuuliyiintii Xukuumada ka tirsanaa ee xukunka musuqmaasuqu ku dhacay Md maxamuud Cabdiraxmaan oo nooga waramay xaaladihii u danbeeyay ee masuuliyiinta xidhan iyo dedaalada ay wadaan ayaa inoo sheegay in ay jiraan dedaalo maxkamad caalemi ah loogu gudbinayo cabashada masuuliyiinta xidhan.

Qareenka ayaa ka waramaya habka iyo hanaanka ay u doonayaan in loo saxo khaladaad sharciyeed oo dareensan yihiin in ay dheceen intii lagu guddo jiray dhegesiga dacwada iyo ridida xukunkaba.

 

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/qareen.mp3″]