Hargaysa 06.April (SDN) Sanadguuradii 32aad ee ka soo wareegtau Maalintii la aasaasay Urukii SNM oo ku beegnay 6-da bisha 4aad ee sanadkii 1981 ayaa Maanta lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
Munaasibadaas oo ay ka qayb galeen Madax iyo Mas’uuliyiin kala duwan waxaa ka mid ahaa Shakhsiyaadkii ka hadlay Eng Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ahaa Xubnihii Aasaasay Ururkii Xaq u dirirka ee SNM xusay magaalada Hargaysa iyo Gobolada kale ee dalka.
Waxaan Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Hadaladii Eng Maxamed Xaashi Cilmi iyo Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed oo ka mid ahaa Saraakiishii SNM ee dhagaysi Haboon
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/SNM6.mp3″]
Hargaysa SDN.
qurbejoog.com
