Uncategorized

“Isbedelka sarifka lacagta shisheeye ee dalka lagu isticmaalo Wuxuu dhibato joogto ah ku hayaa mujtamaca” Gudoomiyaha Baanka dhexe iyo Gudida Dhaqaalaha ee G.Wakiilada {DHAGAYSO}

Hargaysa 07.April (SDN) Gudida dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada,Wasiirka Maaliyada iyo Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa maanta Xarunta Golaha Wakiilada ku yeeshay Kulan sadex geesood ah,kaas  oo ay  ujeedadiisu La Xidhiidhay sidii wax looga qaban lahaa sicir bararka doolarka iyo maceeshada quutul daruuriga ah .

Hadaba Waxaan halkan idiinku soo Gudbinaynaa hadaladii ay Goobtaasi ka jeediyeen Gudoomiyaha Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Maxamed Maxamud Cumar Xaashi iyo Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland cabdi Dirir cabdi ee Dhagaysi Haboon.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/KULAN3.mp3″]

Hargaysa SDN.

qurbejoog.com