Wajeer June 12,2013(SDN)-Hogaamiyihii ururkii xoreynta NFD Suldaan Deeqoow Macalin Sanbuul ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal Soomaali badani ka xumaatay oo ka soo yeeray Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Kiinya oo uu ku sheegay in ciidamadoodu aaney ka soo bixi doonin ebid Soomaaliya.
Xildhibaan Aadan Bare Ducaale ayaa sheegay in Jubaland ay kiinya u tahay “sarsar”.
Suldaan Deeqoow Macalin Suldaan Sanbuul
