Hargaysa 12.June (SDN) Xulalka Gobolada Gebilay iyo Sool oo ku Wada Jira Group-ka C ayaa Maanta Wada Yeelanaya Tartanka Is reeb Reebka Gobolada Somaliland .
Xulka Gobolka Awdal ayaa Gurtay Dhibcihii Xulkii Xabsiga loo taxaabay ee Gobolka Togdheer, Halkan ka Dhagayso Tebinta Tooska ah iyo Codka Faseexa ah ee Idiinka Imanaya Garoonka Hargaysa Stadium iyadoo Ciyaartani tahay Mid Xiiso iyo Xamaasadi ku dheehan tahay.
Halkan Guji si aad Mobilkaaga uga dhagaysato Ciyaaraha
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
