St louise June 14,2013(SDN)-Waxa magaalada St louise ee cariga Mareykanka maanta sadex ruux ku dilay nin Soomaali ah oo markii danbena isna isdilay.
Warbaahinta FOX ayaa warbixintan ka diyaarisay dhacdadan naxdinta leh ee uu Axmed Dirir ku khaarijiyay dad shaqaale ahaa oo ka hawlgalayay xarun caafimaad oo uu isagu lahaa.

