(KampalaSDN) Waxa isla cawa labo jeer oo is xigxiga ka dhacay dalka ugandha gaar oo caasimadiisa dhul gariir baaxad leh oo aan hore uu soo marin ,dhul gariirkan oo aad uu cabsi galiyey dhamaan dadka ku dhaqan dalka ugandha .
Dhul gariirkan oo kiisi uu horeyey uu socday mudo afartan ilbidhiqsiya xaga uu ka kalana socday mudo inta ku dhow, lkn uu ahaa mid dhaman dadka dabada uga soo saaray guryaha waxaanu galiyey cabsi laxaad leh .
Iyado ay dadku miciinsadeen bananada oo ay door bideen si aan guryuhu ugu dumin.
Hadabo ilaa hada lama hayo khasaarah uu gaysty lakiin waxaad ka dhowri doontan wixi wara ee ka soo kordha dhul gariirka dhamaan dalka kaga dayaamiyey
+256791661106
OFFICE UGANDHA /KAMPALA
