Uncategorized

Dhul gariirki ugu cusla ee tariikhda soo mara oo ruxay dalka ugandha

(KampalaSDN)   Waxa isla cawa labo jeer oo is xigxiga ka dhacay dalka ugandha gaar  oo caasimadiisa dhul gariir baaxad leh oo aan hore uu soo marin ,dhul gariirkan oo   aad uu cabsi galiyey dhamaan dadka ku dhaqan dalka ugandha .

 

Dhul gariirkan oo kiisi uu horeyey uu socday mudo afartan  ilbidhiqsiya xaga uu ka kalana socday mudo inta ku dhow, lkn uu ahaa mid dhaman dadka dabada uga soo saaray guryaha waxaanu galiyey cabsi laxaad leh .

 

Iyado ay dadku miciinsadeen bananada  oo ay door bideen si aan guryuhu ugu dumin.

 

 

Hadabo ilaa hada lama hayo khasaarah uu gaysty lakiin waxaad ka dhowri doontan wixi wara ee ka soo kordha dhul gariirka dhamaan dalka kaga dayaamiyey

 

 

khadarbitijoor@hotmail.com

 

+256791661106

 

OFFICE UGANDHA /KAMPALA