Muqdisho July 04,2013(SDN)-Raiisul Wasaaraha dalka Soomaaliya Cabdi Shirdoon Saacid ayaa maanta booqday dekeda iyo Garoonka Duyuuradaha Muqdisho.
Raiisul wasaaraha ayaa booqashadiisa dabadeed saxaafada uga waramay in dakhli faro badani ka soo xaroodo ilahan dhaqaale,DAAWO.
