Muqdisho July 04,2013(SDN)-Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Soomaaliya Md Cabdisamad Cumar ayaa shir uu saxaafada u qabtay waxa uu ku beeniyay eedo lagu daabacay warbixin ay ururisay QM.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in eedahaasi aaney waxba ka jirin isla markaana lacagaha la sheegay in la lunsaday ay ahaayeen qaar sifo sharci ah Baanka loogasaaray,DAAWO.
