Skip to content
October 25, 2026
  • Kor u kaca ku yimi Khasaaraha Rayidka ee Weerarada Diyaaradaha Mareykanka ee Soomaaliya
  • Wasiirka Duulista Hawada Somaliland oo Beeniyay Heshiis Cusub oo ay la gashay Soomaaliya
  • Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ku Hanjabaad in Tallaabo Sharci iyo Siyaasadeed oo ka dhan ah Qorshaha Doorashada Federaalka
  • Netanyahu oo Somaliland iyo Puntland ku Tilmaamay Xulufo

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

  • Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Su’aal ka keenay Doorka Ciidamada Itoobiya ee Dagaalka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed
Uncategorized

DAAWO:Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Soomaaliya oo Beeniyay eedo ku xusan Warbixin ay QM Daabacay

WebmasterJuly 4, 201301 mins

Muqdisho July 04,2013(SDN)-Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Soomaaliya Md Cabdisamad Cumar ayaa shir uu saxaafada u qabtay waxa uu ku beeniyay eedo lagu daabacay warbixin ay ururisay QM.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in eedahaasi aaney waxba ka jirin isla markaana lacagaha la sheegay in la lunsaday ay ahaayeen qaar sifo sharci ah Baanka loogasaaray,DAAWO.

Tagged: Wararkii ugu Dambeeyay

Post navigation

Previous: DAAWO:Madaxweynaha Puntland oo dalka dib ugu soo noqday
Next: DAAWO:Raiisul Wasaare Saacid oo booqday Dekeda iyo Garoonka Duyuuradaha

Related News

Kor u kaca ku yimi Khasaaraha Rayidka ee Weerarada Diyaaradaha Mareykanka ee Soomaaliya

adminOctober 21, 2026 0

Wasiirka Duulista Hawada Somaliland oo Beeniyay Heshiis Cusub oo ay la gashay Soomaaliya

adminOctober 20, 2026October 21, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper