Gudoomiyaha xibiga cadalada iyo daryelka Somaliland mudane engener faysal cali warabe waxa doortay
Shacabka somalilland oo uu matalayaa goorkasta iyo melkastaba markaa waxan umalynayaa xukuumada siilanyo inay hayso wadadii mursi ee dalka maser taas oo ahayd mid ay ka midaysnaayeen shicibka iiyo milateriga dalku hadaba waxan si sharfaleh uga codsanaya madax waynaha Somaliland inuu ixtiramo madaxda xibiyada qaranka ee lasoo doortay ee uu malinwalba la murmayaan in ciyaale iyo ku lamidka ah ee dalka jahawarerka siyaasaddeed ku haya anigu waxan cod dheer ku sheegayaa in hadii sharfata iyo karaamada madxda xibiyada la ilaaniwayo in dalku aanu sidaa ahaanayn ee aanu dal iyo dibadba isku xidhanahay oo aalada casriga ahi noo suurto galin karo inaanu dalka wiig wax kaga baddalo oo ina ciyaale aanu saxaafadda wax uu doono madxda ka odhanyn ayaa walahi oo bilahi
Waxan mar ka labad ugu baqayaa shacbka reer Somaliland iyo milatarigiisa marwalba utaga habeen iyo malin ilaalinta wadnkooda iyo hantidiisa inay wada shaqeeyan oo isku duubnaadan siday u ilashan lahayen hantidooda lagu tagri falayo ee aan cid na lagala tashanayn iyadoo caruurii milatriga iyo askarta Somaliland qosaskoodu waxa ay ku afuraan la ayihiin iyagooo abayashood habeen iyo malin u taf xaydanyihiin ilaalintta dalkan groupka budh cararka ahi habenkii utashato
Milatrariga iyo shicibkoodu ha wada shaqeeyan oo hadii madxa waynuhu ka dhaga adaygo ina ciyaalaana u adeegsado madax da xisbiyda la soo doortay waa inay talaabo ka qadaan oo badalan dalkan iyo dadkan iyagaa ka masuulee anguna hiil iyo hooba wanu la agtaganahay maana laga bilaabana dalakan waanu usoo jeedsanay sidaa ha u ogaado madxwayana siilanyo iyo in ciyaalaba
Diplomate fuad yuusuf xariir dhunyar (xariir2020@gmail.com)kamapla university
