Hargaysa 21.July (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay In Xisbiyada Mucaaridka ah iyo Golaha Toosinta iyo Talo bixinta Qaranku ay Yeelan doonaan Kulamo ay ku Midaynayaan Aragtidooda.
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Waxa uu ka Gaws Qabsaday inuu Wax Jawaab ah ka Bixiyo Dhawaqii Shalay Ka Soo Yeedhay Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka oo uu Sheegay in dhabarka laga soo taabtay, Waxaa kale oo uu intaas ku daray inaanay Jirin Cid uga Lexejeclo badan Somaliland.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/FAYSALHAYNE.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
