Hargaya 23.July (SDN) Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa waraysi uu siiyay Telefishanka HCTV Isla Markaana uu ka Qaaday Weriye Cali Xaraare a ayaa si weyn u difaacay qadiyadda madax banaanidda Somaliland.
Prof Waxa uu Si Xeel Dheer u Sharaxay Waxyaabihii dareenkiisa Muday Mudadii uu Somaliland ku Sugnaa waxaa kale oo uu Sharaxaad ka Bixiyay Sida uu Qadiyada Somaliland u Garab istaagi karo amase doorka uu ka qaadan karo Horumarka ay Higsanayaan Mujtamaca Somaliland.
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
