Uncategorized

Afhayeenka Madaxtoyada Somaliland oo Digniin u Diray Odayaasha Madasha Wada tashiga iyo Toosinta Qaranka (DAAWO)

Hargaysa 24.April 2015 (SDN/QJ)-Afhayeenka Madaxtoyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa oo Digniin u Diray Odayaasha Madasha Wada tashiga iyo Toosinta Qaranka, Xili uu ku fashilmay Shaqadisa.

Afhayeenka Madaxtooyadu waxa uu digniin u diray Duqayda Madasha Wada Tashiga oo Xukuumaddu ay Khaati ka Taagan tahay Dhawaqooda.

https://www.youtube.com/watch?v=UwbCL9pLoLE

HargaysaSDN/QJ

contact@qurbejoog.com