|

Afhayeenka Wadani ee Sweden oo canbaareeyay Xadhiga Xubiinta Guddiga Fuliinta Ee Xisbiga Wadaani Mr Goodaad Iyo Wariyaha HCTV Ee Gobolka Gebiley

Stockholm Oct 31,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka xisbiga Wadani laantiisa Sweden Mudane Cantar Kidaar Cune ayaa dhanbaal uu na soo gaarsiiyay waxa uu ku canbaareeyay falkii xukuumadu xabsiga ku dhigtay masuul xisbigaa ka tirsan iyo suxuufi ka hawlgala TVga HCTV.

Afhayeenka ayaa qoraalka uu nasoo gaarsiiyay uu sidan u dhignaa: “aniga oo ku hadlaya magaca xisbiga wadaani ee guud iyo kana scandanvianka iyo kan laanta sweden iyo dhaman guddiyada laanta sweden oo uu”uu horeyo kan gudoomiyaha waxaa aanu halkan ka cambareynyina xadhiig”ii foosha xuma ee lo geystay masuul ka tirasan xisbiga kaso aan lo soo mari sifii sharciga wafaqsana waxa aanu leenahay waa in xoriyadisa lo so celiya masuulkasii ka mid ah xisbiga wadaani ,mr goodaad ,waxa iyana jirtay in dhawr jeer xisbiga masuulyiin katirsan lo geeysatay xadhiigan oo kale ,balse waa ayaan darro in kolba masuuliiyiinta sidii la doono la yello hadda ba waxa aan ugu baaqyina in sida ugu dhaqsaha badan xoriiyadisa oo lagu so ceilya masuulkasii ku xidhan qayrul sharciga geesta kale waxa aanu iyana cambareyn ta la mid ah ugu soo jeediinayina in wariye ka hawl geli jiray gobalka gabiley oo isna maanta la xidhay isaga oo ku jira shaqadiisii wax dhibaato ahna aanu geyiisan basle lagu xidhay maxa aad uu duubtay dhaliinyaro gubtay calankii kulmiye ,waxa aan uu soo jeediinayina in xukuumaduu wariyaha lo so celiyo sharaftiisii iyo karmadii uu ummada ku dhex lahaa waxaynu ka dharagsanhay in haddii lagu haysto wariyaha maxad uu soo duubtay gubiitankii calanka kulmiye in kulmiye xilligii uu muraaridka ah aay iyaga laftoduu guben calankii,,xisbigii udub la odhan jiray oo uu weliba gubitankii xilliga calanka udub uu dhuxul ka ah masuul isla markan uu ciyaal yar yar ku yidhii guba welibana uu yidhii ku xidha damer xilliga calankii,,,udub

 

WAA AAD MAHASNATHIIN

WAA BILAAHI TOWFIQ

CANTAR KIDAAR CUNE

AFHYEENKA XISBIGA WADAANI LAANTA SWEDEN

Comments are closed