Washington 22.Sep 2013 (SDN) Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ugu Baaqay Kooxda Khaatumo inay fikirkooda iyo Maskaxdoodaba isugu geeyaan sidii ay Qaybtooda uga qaadan lahaayeen dib u dhiska iyo horumarka Somaliland,Isagoo Xusay inay haboon tahay ka qayb qaadashada doorashooyinka Madax tinimo ee Somaliland.
Prof Samatar ayaa Sheegay inay soo bislaanayso Siyaasada Somaliland isla markaana ay ka Muuqato in Wax la wada leeyahay isagoo amuurtan barbar dhigay qaabka awood qaybsiga Xukunka ee dalka Somalia iyo Xukuumada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud.
Washington SDN.
Qurbejoog.com
