Uncategorized

Aqoon yahan Cali Ibrahim Jamac oo Sharaxaad ka bixinaya Xaalada dhaqaale ee Mareykanka(Fiscal cliff)

Toronto Nov 18,2012(SDN)-Aqoonyahan   Somalilander ah, Cali  Ibrahim  “ Baqdaadi”, ayaa  ku soo bandhigay   dhibaatada dhaqaale ee loo yaqaano “ Fiscal cliff” ,  xaflad  aqoon iswaydaarsi ah oo lagu qabtay   Toronto, Canada . Wuxuu sharaxaad dheer  ka bixiyay  saamaynta ay ay  ku yeelan karto  Maraykanka , iyo caalamka inteesa kale,    haddii aan heshiis laga gaadhin   inta ka horeysa 31 Dec,2012. Xafladaas waxa kasoo qayb galay aqoonyahano farabadan ( Daawasho wacan )