Uncategorized

Aragtida Siyaasiga C.raxmaan C.qaadir ee Khilaafka Wakiilada iyo Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 18.Nov 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo ka tirsan madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka Somaliland ayaa maanta ka hadlay Khilaafka Cakiran ee ka dhex qarxay Golaha Wakiillada Somaliland iyo loolanka la sheegay inuu mar kale ka soo laba kacleeyay Xisbiga talada haya ee KULMIYE, isla markaana waxa uu tacsi u direy qoyskii ay ka geeriyootay Haweenaydii Burco ku dhimatay,

Cabdiraxmaan Cabdiqaadir waxa uu sidaa ku sheegay mar uu  war-baahinta ugu waramayay Magaalada Hargeysa.