Hargaysa 18.Nov 2014 (SDN/QJ)- Maareeyaha Hay’ada Wadooyinka Somaliland Prof Xasan Cali Cismaan ayaa ka Gudoomay deeq dhan 2,916 Dollar “ Laba Kun Sagaal Boqol iyo Lix iyo Toban Dollar” oo loogu talo galay dhismaha wadada Ceerigaabo.
Deeqdan Lacageed ayaa ka Mid ah Qaadhaanka ay Qurbejoogta Somaliland ee dalalka Dibadu ku darsanayaan Dhismaha waddada Dheer ee Ceerigaabo iyo Burco Xidhiidhin doonta.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
